Press "Enter" to skip to content

Arag tablet aad uga maarmi karto Computer – Samsung Tab S8 Plus

Kani waa tablet-kii ugu dambeeyey ee ay sanadkan 2022 soo saartay Samsung. Waxa uu leeyahay awoodo aad kaga maarmi karto in aad computer system adeegsato, waayo isaga ayaaba Computer ah. Wax ka ogow Samsung Galaxy Tab S8+ oo wata qalinka caanka ah ee S Pen.

Hoos ugu yeer qof jecel Computer.
Fadlan nala wadaag fikraddaada ku aaddan Tablet-kan.

#iM 252 #SamsungTabS 8+.